News
Mareykanka waa in uu meesha ka saaraa weerar kale oo ka dhan ah Iran haddii uu doonayo in uu dib u bilaabo wadahadalka diblomaasiyadeed, waxaa sidaa BBC u sheegay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ...
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay ...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada dowladda Puntland. Ajandaha fadhiga ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ahna Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS, Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar, iyadoo ku sheegtay inuu yahay xadgudub cad oo ka dhan ah ...
Todobo ka mid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa lagu dilay Dagaalkii Kooxda Al-Shabaab looga qabsaday degaanka Sabiid-Canoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu ...
Ugu dambeyn, warka kasoo baxay Madaxtooyada ayaa shaaca looga qaaday in Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu si buuxda uga go’antahay sii wadista ...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa Saaxiibada caalamka ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan Howlgalkaan ayaa lagu dilay 13 xubnood oo ka ...
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah u kala cambaareeyay weerarkii Xalay Iran ku qaaday Saldhiga Mareykanka uu ku leeyahay dalka ...
Wararak la xiriira banaanbaxa ka dhacaya kenya ayaa sheegaya in dad la toogtay, kuwaas oo ay ku jiraan qof la sheegay in lagu dilay Machakos, oo ah magaalo qiyaastii 60km (38 mayl) u jirta caasimadda.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaan digniin u diray Israa’iil isagoo ku qoray bartiisa bulshada ee Truth. Wuxuu sheegay in aanay qaadin duqeyn. Madaxweynaha Maraykanka ayaa qoaraalkiisa ...
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ...
Results that may be inaccessible to you are currently showing.
Hide inaccessible results